Golaha wasiirrada Puntland oo ka hadlay shilalka Gawaarida

Image

GAROWE, Puntland- Kulanka golaha wasiirrada Puntland oo maanta shir Guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa looga hadlay ajandayaal kala duwan oo ay kamid tahay shilalka baabuurta oo kusoo badanaya wadada dheer ee isku xirta gobollada Somalia.

Golaha wasiirrada ayaa sheegay in xukuumadda soo saari doonto qorshayaal lagu xadidayo gadoonka gawaarida.

Waxaa sidoo kale kulankaas looga hadlay amniga iyo hormarinta ganacsiga.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM