Liiska xubnaha golaha deegaanka Bosaso oo la shaaciyay [Akhriso]

Image
Image
Image
Image
Image
Image

28 September, 2015(GO)-Waxaa maanta la shaacayay liiska golaha deegaanka degmada Bosaso, ka dib qoraal ay soo saareen guddiga doorashada iyo ansixinta golaha deegaanka.

Xubnaha ayaa ka kooban 29 xildhibaan oo Shan ka mid ah ay yihiin dumar.

Weli lama shaacin xilliga la qabanayo doorashada Gudoomiyaha iyo ku-xigeenka Bosaso.

Muddooyinkii dambe ayaa lagu hawlanaa xulista xildhibaanada cusub ee Bosaso, degmaduna malahayn wax gola deegaan ah tan iyo markii kala diray xubnihii hore Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Hoos ka akhriso magacyada Xubnaha golaha deegaanka:


1.    Maxamed Cabbaas Nuur Geesood
2.    Aamino Cumar Maxamuud
3.    Axmed Cali Saciid
4.    Cumar Xaaji Faarax
5.    Yaasiin Mire Maxamuud Dacar
6.    Buruuj Cali Salaad Xassan
7.    Cumar Cabdullaahi Cusmaan
8.    Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam
9.    C/weli Maxamed Hayaan
10.    Maxamed Maxamuud Axmed
11.    Faadumo Axmed Maxamuud
12.    Faadumo Jaamac Xuseen
13.    Idiris Cabdisataar Jaamac
14.    Cali Maxamed Xassan
15.    Ikraam Maxamuud Yuusuf
16.    Maxamed Maax Colow
17.    Cilmi Cumar Cilmi
18.    Cabdi Nuur Gleyr
19.    Ikraam Cawad Xuseen
20.    Saciid Gaacshe Cusmaan Cali
21.    C/maan Saalax Maxamuud
22.    Maxamed Abokor Afyaanyo
23.    Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)
24.    Cabdulqaadir Ismail Saciid
25.    Axmed Seed Axmed Muuse
26.    Saciid Cabdiraxmaan Maxamed
27.    Mursal Yuusuf Maxamuud
28.    Maxamed Cumar Haaruun
29.    Cumar Maxamed Muuse Boqor

Guddiga Ansixinta iyo dhismaha golaha deegaanka degmada Bosaso:


1.    Axmed Cilmi Cusmaan, Wasiirka A. Gud & D/Hoose……………………
2.    Cabdi Xirsi Cali, Wasiirka Amniga & DDR………………………………..…
3.    Xabiib Jaamac, Wasiirka Caddaaladda & A. Awqaafta…………………..
4.    Burhaaan Cilmi Feleg, La Taliye Wasiirka A. Gudaha…………………….
5.    Yuusuf Maxamed Wacays, Gudd. Gobolka Bari……………………………
6.    Khadra Warsame Jaamac, Gudd. Haweenka DPL………………………….

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Beenisay Warbixin ay Qortay Middle East Eye

Warbixintaas oo cinwaan looga dhigay “Inside the UAE’s secret operation at Somalia-Sudan Bosaso” ayaa ku dooday…

  • Puntland

    07-11-2025

  • 11:07AM

Puntland oo Beenisay Eedeynta Wasiirka Difaaca Soomaaliya Axmed Maclin Fiqi

Fiqi ayaa sidoo kale ka hadlay eedeymo sheegaya in dagaalyahanno ajnabi ah loo dhoofinayay dagaallo ka socda dalal kale.

  • Puntland

    06-11-2025

  • 04:58PM