Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Xukuumad kooban [Magacyada]

Image

GAROWE, Puntland - Madaxweynaha dowladda Puntland, mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Gollahiisa Wasiiradda cusub, kuwaasoo ka kooban 18 wasiir.

1 - Cawil Sheekh Xaashi Xaamud - Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha diinta
2 - Maxamed Cabdiraxman Dhabancad - Wasiirka Arimaha Gudaha, Fedraalka iyo dimuqraadiyadda
3 - Cabdisamad Maxamed Gallan - Wasiirka Amniga.
4 - Xasan Shire Abgaal - Wasiirka Maaliyadda
5 - Cabdiqafar cilmi xaange - Wasiirka Qorsheynta
6 - Cabdulahi Maxamed Xasan - Wasiirka Waxbarashada
7 - Jaamac Faarax Xasan - Wasiirka Caafimadka
8 - Axmed Bashiir Muuse - Wasiirka Howlaha Guud
9 - Maxamed Cabdi Cismaan - Wasiirka Dekedaha
10 - Xuseen Cismaan Gabiley - Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada
11 - Aamino Cismaan Xaaji Jaamac - Wasiirka Haweenka
12 - Cali Xasan Axmed Sabaarey - Wasiirka Warfaafinta
13 - Saciid Cismaan Aadan Fiisigis - Wasiirka Xanaanada Xoolaha
14 - Ismaaciil Diiriye Gamadiid - Wasiirka deegaanka, Beeraha iyo Waraabka
15 - Cabdulahi Cabdi Xirsi - Wasiirka Ganacsiga
16 - Faarax Maxamud Cawash - Wasiirka Kaluumeysiga
17 - Jaamac Faarax Muuse - Wasiirka Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
18 - Axmed Maxamed Yuusuf Taaraan - Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo biyaha.

Wasiir ku xigeenada Cusub

1. W/xigeenka Cadaaladda & Arimaha Diinta
Dr Maxamed Cali Faarax

2. W/xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada
1.C/weli Mire Xirsi
2. Maxamed Musadaq Maxamed

3.W/xigeenka Amniga & DDRta
Yusuf Maxamed Ismaaciil

4.W/xigeenka Maaliyada
1.Cumar Xasan Fiqi
2.Yaasiin Ibraahim Ciise

5.W/xigeenka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah
Yaasiin Mire Maxamuud

6.W/xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare
Mukhtaar Maxamuud Xasan Jeyte

7.W/xigeenka Caafimaadka
C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi

8.W/xigeenka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta
Maxamed Xuseen Xaashi

9. W/xigeenka Dekadaha & Gadiidka Badda
Yaasiin Cartan Maxamed

10. W/xigeenka duulista hawada & Garoomada
Sucaad Saalax Nuur

11. W/xigeenka Haweenka & Arimaha Qoyska
Sahro Cabdi Xirsi

12.W/xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska
C/salaan Xaaji Siciid Faarax

13. W/xigeenka Xanaanada Xoolaha
C/weli Seed Cilmi

14. W/xigeenka Deegaanka Beeraha & Waraabka
1. Maxamed Xasan Ciise
2. Faaiso Cali Ismaaciil

15.W/xigeenka Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga
Mustafe Daahir Aadan

16. W/xigeenka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
C/qaaliq Maxamed Maxamuud

17. W/xigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha
Axmed C/raxmaan Xirsi

18. W/xigeenka Tamarta Macdanta & Biyaha
Maxamed Bashiir C/laahi

Wasiiru Dowlayaasha Cusub

1. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada & Arimaha Dastuur
Saalax Xabiib Jaamac

2. Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada
Maxamed Axmed Kulan

3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada
Maxamed C/qaadir Cismaan

4.Wasiiru dowlaha Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah
C/raxmaan Caydiid Ibraahim

5. Wasiiru Dowlaha Waxbarshada & Tacliinta Sare
C/laahi Xasan Rooble

6. Wasiiru Dowlaha Caafimaad
Sayid Cumar Guuleed

7. Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada & Garoomada
Maxamed Xasan kirli

8. Wasiiru Dowlaha Deegaanka & Waraabka
C/rashiid Cali Geelle

9.Wasiiru Dowlaha Kaluumeysiga & khayradka Badda
C/qani Geelle Maxamuud.

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo martigelisay shirka la qeybsiga saameynta isbedelka cimilada

Kulankan ayaa qeyb ka ah mashruuca ay iska kaashanayaan Wasaaradda Deegaanka Soomaaliya iyo Hay’adda UNCDF.

  • Puntland

    08-05-2024

  • 09:32AM

Puntland oo qabatay Maraakiib waday kalluumeysi sharci darro ah

Doonyo, laashash iyo shaqaalahoodii ayaa kamid ah waxyaabaha kale ee gacanta lagu soo dhigay.

  • Puntland

    08-05-2024

  • 08:06AM