Puntland: Axmed Cali Xaashi oo hogaamiyay codaynta doorashada gudoomiyaha Barlamanka [Dhagayso]

Image

09 November, 2015(GO)-Waxaa soo dhamaaday wareegii koowaad codbixnta doorashada gudoomiyaha Barlamanka Puntland,oo u taagnaayeen saddex murashax, waxaana codaynta loo kala helay sidaan soo socota;

  1. Xildhibaan Axmed Cali Xaashi, waxaa uu helay 40 cod
  2. Xildhibaan Cabdixakiim Dhoobo-daareed,waxaa u codeeyay 19 mudane
  3. Xildhibaan Surcadna, waxa uu helay saddex cod uu qura.

​Waxaa khasaaray labo cod sida ay sheegeen guddiga doorashada gudoomiyaha Barlamanka Puntland.

Labada mudane ee ugu codka badan ayaa u gudbay wareega labaad, waxaana soo bixi doona isla markaana gudoomiyaha Barlamanka noqon doona hadii ALLE idmo qofkii cod bata.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM