Puntland: Dowladda oo tacsi u dirtay madaxweyne Gaas

Image

GAROWE- Qaybaha kala duwan ee xukuumadda Puntland ayaa tacsi u dirtay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) oo adeerkiis ku geeriyooday magalada Nairobi xarunta dalka Kenya.

Waxay marxuumka ALLE uga baryeen inuu jannadii ka waraabiyo, halka qoyskii uu kabaxay iyo shacabka Puntland EEBBE u weydiiyeen samir iyo iimaan.

GARORWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM