​Puntland oo kadigtay qalalaaso siyaasadeed

Image

GAROWE- Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir guddoominayay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana diiradda lagu saaray xaaladda Somalia iyo doorashada dhici doonta sannadka dabayaaqadiisa.

Waxaa lagu caddeeyay in dowladda Puntland diyaar garow ugu jirto marxaladda isbadalka ah ee kusoo wajahan Somalia, waxayna codsatay in waqitigii lagu hishiiyay doorashadu dhacdo

Kulanka Khamiis lahaa, ayaa lagu sheegay in Puntland gali doonto marxalad kala guur ah, sidaas darteed loo baahanyahay in waqtigii doorashada loo asteeyay la qabto, waxaana laga digay qalalaaso siyaasadeed oo imaan kara hadii ay suura gali weydo doorashada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM