Hehsiiska dhexmarey xukuumada Puntland iyo dowlada Federaalka ah [ Akhri]

Image

GAROWE- Kadib kulamo socday muddo ka badan Asbuux una dhaxeeyay Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo Ra'isal wasaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake islamarkaana looga hadlay nidaamka horay u diiday Puntland ee 4.5 ayaa ugu dambeyn noqday mid lagu hishiiyay.

Hishiiska labada dhinac ayaa dhacay kadib markii maanta magalada Garowe soo gaareen wufuud kasocota dalka Ethopia, EU, UN, iyo IGAD kuwaasi marag ka ahaa madasha lagu kala saxiinayay waxyaabaha dowladda Federalka iyo Puntland isku waafaqeen.

Puntland ayaa ogolaatay nidaamkii ay horay u diiday, waxaana labada dhinac kala saxiixdeen qoraal ka kooban Afar qodob.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka labada dhinac ku hishiiyeen

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM