​Puntland oo qoraal kasoo saartay hadal kasoo baxay Jawaari

Image

GAROWE, Puntland- Xukuumadda Puntland, ayaa ka digtay in farogalin lagu sameeyo hishiiskii madasha ee ku saabsanaa doorashooyinka ka dhacaya dalka Somalia. Qoraalkan, ayaa lagu naqdiyay war kasoo baxay Guddoomiyaha waqtigu ka dhammaday Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dhawaan xubinta Aqalka hoose ka helay magaalada Baydhabo.

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM