​Puntland: Wasiir dowle loo magacaabay Caafimaadka

Image

GAROWE, Puntland- Madaxweynaha Puntland digreeto kasoo baxday xafiiskiisa 14 bishan ku magacaabay wasiir dowle caafimaad kadib geeridii dhawaan ku timi ALLAHA u naxariistee Cabdullaahi Jaamac Cali, waxaana booskii uu baneeyay lagu badalay Sayid-Cumar Aadan Guuleed. 

Hoos ka akhriso tigreetada kasoo baxday Madaxweynaha Puntland

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland   MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.

Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;

Markuu tixgeliyey:                 Aqoontoontiisa  iyo waaya aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Sayid-Cumar Aadan Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland. 

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM