Ra'isal wasaaraha Somalia oo ku wajahan magaalada Garowe

Image

26 Nov, 2015 (GO)- Ra'isal wasaaraha Somalia oo safar ku soo maray magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa wararku sheegayaan in laga filayo dhowana magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Mudane Cumar Cabdrashid ayaa maalintii shaley 25 Nov, 2015 ka baaqdey safar uu ku tagi lahaa magaalada Galkacayo sababo aan la cayimin.

Warsidaha Garowe online ayaa horey u shaaciyey in madaxweyne Gaas ka dalbadey Ra'isla wasare Cumar Cabdirashid inuu ku soo hormaro magaalo madaxda Garowe kadibna uu gaaro Galkacayo.

Warsidaha Garowe Online kala soco wararka safarka Ra'isla wasaaraha Somalia.

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM