Shirka golaha wasiirrada Puntland oo xeerar lagu ansixiyay

Image

31 December, 2015(GO)-Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir gudoominayay Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo amniga dalka ka midyahay, waxaana dowladdu ansixisay labo xeer oo khuseeya shirkadaha dhismaha iyo wasaaradda Kalluumaysiga Puntland.

Ansixinta xeerarkan ayaa lagu sheegay warsaxaafadeed maanta oo khamiis ah kasoo baxay shirka golaha wasiirrada Puntland. Kulanka ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday furitaanka garoonka diyaaradaha Bosaso oo warbixinno laga dhagaystay guddi arrinta daah-furka loo xilsaaray, waxaana xukuumaddu sheegtay inay imaan doonaan shirkado caalami oo ka imaan doona Muqdishu iyo dalalka dariska la ah Somalia.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka golaha wasiirrada Puntland

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM