Shirka Xukuumada Puntland oo looga hadlay doorashada Somaliland

Image

GAROWE - Golaha Xumuudda Puntland ayaa kulan ay Khamiistii isugu yimaadeen kaga hadlay amniga xuduudaha ay la wadaagto maamulka Somaliland oo la filayo in doorashada Madaxweynaha ka dhacdo 13 November, 2017.

Kulankaan ayaa lagu soo hadal qaadey sidii looga hirtagi lahaa degaano ay sheegtey Puntland in Somaliland keentey sanduuqyada codka.

Golaha ayaa sida uu hadalka u dhigey yiri dowlada Puntland ma ogolaan doonto daandaansi ka yimaada Somaliland ee ku aadan xuduudaha iyo in degaanadaas la keeno sanaadiiqda cod bixinta.

Halkaan ka akhri go'aamada.

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM