Siyaasiyiin horay isu sharaxay Puntland oo Radio Garowe dood u qabatay [Dhagayso]

Image

16 December, 2015(GO)-Warbaahinta Radio Garowe ayaa Barnaamijkeeda Dood-wadaag Todobaadkan ku waraysatay siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland,sannadkii 2014-na ka mid ahaa raggii u loollamayay hogaanka maamulka Puntland.

Doodda ayaa diiradda lagu saaray shirarka ka socda magalada Muqdishu iyo nidaamka la hadal hayo dib u noqoshadiisa ee 4.5, waxaana dooda u qaybiyay Wariyaha Radio Garowe ee Geneva Cabdiqani Dalmar.

Siyaasiyiinta la waraystay ayaa kala ah;  Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Gablax, Maxamed Cabdinuur Xirsi, Cabdiwali Maxamud Guray iyo Cabdi Dahir Yusuf Yey, waxayna ku kala suganyihiin Puntland, Britain iyo USA.

GAROWEONLINE

 

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM