​Waqtiga doorashada ururka MAP oo la shaaciyay

Image

GAROWE, Puntland- Shir ay isugu yimaadeen guddiga Fulinta ururka ay ku  midaysanyihiin warbaahinta Puntland ee MAP, ayaa lagu shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee ay dhici doonto doorashada hogaanka ururkaas.

Xoghayaha MAP, Faadumo Maxamed Maxamud oo warbaahinta u akhrinaysa waxyaabaha kasoo baxay kulankii ugu dambeeyay ee Guddiga Fulinta MAP, ayaa sheegtay in bisha ugu dambaysa sannadkan la qaban doono doorashada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Puntland oo baaraysa gacmo shisheeye oo lala xiriirinayo kororka burcad-badeedda

Puntland waxay sheegtay in duqeymaha noocaas ahi ay dhaawici karaan iskaashiga…

  • Puntland

    21-08-2026

  • 07:55PM

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM