Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Burtinle ku xustay Maalinta Caalamiga ah ee Musqulaha

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Burtinle – Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland iyo hay’adda PMWDO ayaa maanta degmada Burtinle ku qabtay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Musqulaha Adduunka oo ku beegan 19-ka Nofeembar, halkudhiggeeduna yahay “Safe Toilets. Equal Futures.”

Munaasabadda oo ay maalgelisay Dowladda Netherlands, ayna iska kaashadeen UNICEF, waxaa ka qaybgalay maamulka degmada, saraakiisha caafimaadka iyo bulshada deegaanka.

Intii ay socotay munaasabadda, Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa shahaado-sharaf guddoonsiisay shan deegaan oo ka tirsan degmooyinka Gaalkacyo iyo Galdogob, kuwaas oo guulo ka gaaray hirgelinta nadaafadda guud ee ay bulshadu hoggaamiso (ODF).

GAROWE ONLINE

Related Articles

Axmed Madoobe oo booqanaya Garowe, xilli uu hakad ku yimid wadahadalladii Muqdisho

Booqashada Axmed Madoobe ee Garowe ayaa sidoo kale fursad u noqon karta wadatashiyo dheeraad ah oo dhex mara labada hoggaamiye.

  • Puntland

    14-11-2026

  • 07:21PM

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ballanqaaday dhismaha isbitaal heer caalami ah

Warbixinta Wasaaradda ayaa muujisay in guud ahaan gobollada Puntland ay ku yaallaan in ka badan 436 xarumood oo caafimaad.

  • Puntland

    03-11-2026

  • 12:14PM