Isqabqabsi ka dhex-qarxay wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Laba kamid ah wasaaradaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ka dhex-bilowday loolan soo shaac-baxay.

Wasaaradaha Waxbarashadda iyo Warfaafinta ayaa waxay isku hayaan magacaabidda Guddiga sarre ee Taclinta, Dhaqanka iyo Sayniska.

Guddigaan ayaa waxaa dhowaan magacaabay Cabdullaahi Goodax Barre, oo ah Wasiirka Waxbarashadda ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], wasiirka warfaafinta, oo war-saxaafadeed soo saarey, ayaa magacaabida ku sifeeyay "mid sharci darro oo hal dhinac ah".

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GOODAX

GAROWE ONLINE

Related Articles

Jadwalka cusub ee doorashooyinka oo khatar gelinaya wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey isugu yeeray isbahaysiga mucaaradka ee "Somalia's Future Council".

  • Soomaliya

    04-05-2026

  • 03:07PM

Mucaaradka oo Muqdisho ku yeeshay shir ku saabsan hannaan doorasho oo cusub

Weli ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan kulamada mucaaradka.

  • Soomaliya

    04-05-2026

  • 02:41PM