Xukuumada Soomaaliya oo qaadacday natiijada doorashadda Jubbaland

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in aysan aqoonsaneyn natiijooyinka kasoo baxay doorashooyinka "is-caleema saarka" maanta oo Khamiis ah ka dhacay Kismaayo.

Xukuumadda Federaalka ah ayaa tilmaamtay in talaabadan ay daba socoto in nidaamka coddeynta aanan loo marin habraacii ay dejisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee waddanka.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Mas’uuliyiinta ugu sarreysa amniga Soomaaliya oo ka maqan shirka Kampala

Maqnaanshaha hoggaanka sare ee amniga Soomaaliya ayaa su’aalo ka dhex abuuray qaar ka mid ah dadka indha-indheeya arrimaha gobolka.

  • Soomaliya

    30-07-2026

  • 01:58PM

Hoggaamiyeyaasha Gobolka oo Kampala uga Shiraya Mustaqbalka Hawlgalka AUSSOM iyo Amniga Soomaaliya

Sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda, ajandaha shirka waxaa ka mid ah qiimeynta horumarka laga sameeyay xasilinta Soomaaliya.

  • Soomaliya

    29-07-2026

  • 07:10PM