Kacdoonka oo curyaamiyay warbaahintii Hargeysa

Image
Image

HARGEYSA, Soomaaliya - Tan iyo intii kacdoonka Buluugga ah uu ka curtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaa saamayn soo gaartay warbaahinta Somaliland ee halkaasi saldhiga u ah.

Garowe Online ayaa ogaatay in ay shaqada isaga tageen Agaasimayaashii MMTV iyo HCTV ee Puntland.

Labadaan warbaahin ayaa la rumeysan yahay in wakiiladoodi Puntland ay ka caroodeen qaabka ay uga aamuseen colaada gobalka Sool.

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa laga saaray gobalka Sool 25 Augost 2023 kadib dagaal socday muddo sanad ku dhaw.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM