Nin u dhashey dalka Ethiopia oo lagu toogtey Hargeysa

Image

HARGEYSA- Nin Soomaali ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanada Ethiopia, ayaa habeenkii xalay lagu toogtay xaafadda Axmed-dhagax ee magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex  Maxamed Maxamuud Jeeniyare oo warbaahinta la hadley ayaa sheegey in ninkaan ku dhaceen xabado laga riday Bistoola. Jeeniyare ayaa ka gaabsaday sababta keentay in si gaar ah loo bartilmaameedsado dadka kasoo jeeda deegaannada Ethiopia ee Hargeysa dhexdeeda.

Dilkaan ayaa ku soo beegmaya xilli xaafadda Maroodi Jeex mudo hore lagu dilay nin kale oo isaguna kasoo jeeda dawlad-deegaanada Ethiopia.

Somaliland ayaa magaalooyinkeeda waaweyn waxa dagan dad farabadan oo u dhashey qowmiyadaha kala duwan ee Ethiopia kuwasoo ka shaqeysta halka kuwa kale 

GAROWEONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM