Somaliland oo xukun ku ridday haweeney la sheegay inay Ilaahey 'cayday'.

Image
Ciidamada Booliska ayaa gacanta kusoo dhigay gabdha la xukumay 4 maalin ka hor.

Hargeysa, Soomaaliya - Maxkamadda degmada Hargaysa ee Somaliland ayaa xukun saddex sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay in Allaha weyn ee khaaliqa ah ay "cayday".

Sidoo kale laba haween ah oo kale ayaa lagu riday xukun mid hal sano iyo lix bilood oo xarig ah kuwaas oo lagu helay falal dhaqan xumo ah.

Haweenkaan ayaa dhawaan waxaa gacanta ku soo dhigay booliska Somaliland, kadib markii ay Hawlgalo aysameeyen.

Ciidamada Booliska ayaa gacanta kusoo dhigay gabdha la xukumay 4 maalin ka hor Marki ay heleen muuqal ku faafay internet.

Dhanka kale Ciidanka booliska Somaliland ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliland inay ka fogaadan dhaqamada noocana er meel kaga dhaca ku ah Diinteena suuban.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM