Somaliland waqti ku dartey ajaanibta la saarayo

Image

HARGEYSA- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay kordhisay wakhtigii ay hore u shaacisay inay dadka ajaanibka ah ee aan sharciyada haysani kaga baxaan Somaliland waxana lagu daray muddo bil ah oo dheeraad ah.

Taliyaha laanta socdaalka Somaliland Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf oo arrintan maanta shaaciyey ayaa sheegey waqti kordhintaan, isaga oo xusey in logu talagley in dadkaan hantidooda kala baxaan muddo ku filan.

Somaliland ayaa muddo haatan laga joogo bil waxa ay shaacisay inay dalkeeda kaga baxaan cidkasta oo aan sharci haysanin waxana muddadaas  ku baxay ajaanib ah oo u badan qoomiyadda Oromada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM