Somaliland: Wariye xabsiga laga sii daayey

Image

 Wariye Cabdi-Malik Muuse Coldoon oo si madax bannaan uga howlgali jirey Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta dammiin lagu sii daayey kadib markii muddo sideed cisho ahaa xirnaa. 

Sii-deynta wariyahaan ayaa waxaa ka howlgaley hoggaanka ururka saxafiyiinta ku midaysan yihiin ee SOLJA. Dacwada wariyahaan ayaa waxa ay ka soconaysaa dibada iyadoo warrarku sheegayaan in hay'adaha amniga sheegayaan in Maxkamad loom gudbin doono.

Cabdi-Malik oo markii la xirey ayaa wareysi  la yes hey in u dhashey qowmiyada Ethiopia kasoo lagu eedeeyey inuu gabar yar waxyeelo u gaystey. 

Saxafiyiinta ka howlgala Somaliland ayaa xarig kala kulma hay'daha Dowlada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM

Sheekh Mustafe: Somaliland waxay khiyaantay taariikhdeeda iyadoo la macaamishay Israel

Hadalka Sheekh Mustafe ayaa dood wayn ka dhaliyay Somaliland, maadaama uu yahay shaqsi saameyn leh, iyadoo...

  • Somaliland

    24-01-2026

  • 10:47AM