GAROWE ONLINE OO WARAYSI LA YEESHEY MAXAABIIS SHABAAB LAGA QABTEY
Kadib markii magalada Garowe la keenay maxaabiis katirsan kooxda Shabaab 21/03/2016, waxaa Warsidaha Garowe Online u suuro gashay inuu waraysi ka qaado qaar kamid ah maxaabiista oo da'yar u badnaa.