Somaliland
Taiwan oo Wakiil Cusub u Magacowday Somaliland Xilli Shiinuhu Ka Soo Horjeedo Xiriirkooda
Chenhwa Lou ayaa Hargeysa loo soo diray bishii Agoosto 2020, isagoo door muhiim ah ka qaatay furitaanka xafiiska wakiillada Taiwan ee magaalada. Waxa uu xilka hayay muddo ka badan lix sano, waxaana la filayaa inuu dib ugu laabto wasaaradda...