Isku aadka wareega 3aad ee FA Cup oo la sameeyay

Image
Image
Image
Image

Waxaa la sameeyay isku aadka wareega sadexaad ee FA Cup-ka waxaana isku beegmay kooxo waaweyn oo wada ciyaari doona kulamo xasaasi ah.

Isku aadka wareega sadexaad ee FA Cup-ka ayaa waxaa ka soo baxay kulamo waaweyn oo uu ka mid yahay kulanka u dhexeeya kooxaha Liverpool iyo Everton waxaana kulankaasi loo yaqaanaa Merseyside Derby.

Manchester United oo kamid ah kooxaha waaweyn ee xaadirka ku ah ku ah wareega sadexaad ee FA Cup-ka ayaa waxay Old Trafford ku soo dhaweyn doonaan kooxda Derby County.

Kooxda difaacaneysa tartanka ee Arsenal ayaa ku beegantay kooxda Nottingham Forest oo ka ciyaarta heerka labaad ee horyaalka England.

Manchester City oo qaab ciyaareed wanaagsan ku jirta ayaa Etihad ku qaabili doonta kooxda Burnely oo ay kawada ciyaaraan horyaalka Premier League waana midkamid ah kulamada xiisaha leh ee ka soo baxay isku aadka wareega sadexaad ee FA Cup-ka.

Kadib isku aadka waxaa la sheegay in kulamada wareega sadexaad ee FA Cup-ka la ciyaari doona 5-ta ilaa 7-da bisha Janaayo ee 2018.

Akhriso sida ay isugu beegmeen dhamaan kooxaha wareega saddexaad ee FA Cup-ka.

Ipswich Town vs Sheffield United

Watford v Bristol City

Brmingham City vs Burton Albion

Liverpool vs Everton

Brighton & Hove Albion vs Crystal Palace

Aston Villa v Woking or Peterborough United

Bournemouth vs AFC Fylde or Wigan

Coventry City vs Stoke City

Newport County vs Leeds United

Bolton Wanderers vs Huddersfield Town

Port Vale v Bradford City

Nottingham Forest vs Arsenal

Brentford vs Notts County

Queens Park Rangers vs MK Dons

Manchester United vs Derby County

Forest Green Rovers or Exeter City v West Bromwich Albion

Doncaster Rovers vs Slough Town or Rochdale

Tottenham Hotspur vs AFC Wimbledon

Middlesbrough vs Sunderland

Fleetwood or Hereford vs Leicester City

Blackburn Rovers or Crewe Alexandra vs Hull City

Cardiff City vs Mansfield Town

Manchester City vs Burnley

Shrewsbury Town vs West Ham United

Wolverhampton Wanderers vs Swansea City

Stevenage vs Reading

Newcastle United vs Luton Town

Millwall vs Barnsley

Fulham vs Southampton

Wycombe Wanderers v Preston North End

Norwich City vs Chelsea

Gillingham or Carlisle United vs Sheffield Wednesday.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Erling Haaland oo Dhaawac Awgiis Garoomada Ka Maqnaan Doona ilaa Dhamaadka Janaayo

Erling Haaland ayaa garoomada ka maqnaan doona ilaa dhammaadka bisha Janaayo.

  • Cayaaraha

    13-01-2024

  • 06:51AM

Al-Nassr oo Sadio Mane kala soo wareegay Bayern Munich

Mane ayaa loo arkaa inuu yahay xiddigii labaad ee ugu weyn ee la saxiixday Al-Nassr, ka dib Cristiano Ronaldo oo ay la wareegeen bilowgii sanadkan.

  • Cayaaraha

    02-08-2023

  • 08:04AM