Arsenal oo ka badisay Bayer Munich [Sawirro]

Cayaaro

20 Octobar, 2015(GO)-Waxaa xalay dhacay cayaar ka mid ah koobka horyaalka wadamada Yurub, waxayna dhexmartay labada kooxood ee Arsenal iyo Bayer Munich.

Kooxda reer Britain ayaa ku badisay 2:0 waxaana lagu ciyaarayay guriga Arsenal.

Lugta labaad ee labada koox ayaa ka dhici doona garoonka jamaahiirta reer Jarmal

GAROWEONLINE

Warar la xiriira

Wararkii ugu dambeeyey