Waqtiga ay qabsoomeyso doorashada Jubbaland oo lasoo hormariyey

Soomaliya
By WARIYAHA KISMAAYO , GAROWE ONLINE
Xamse Cabdi, guddoomiyaha guddiga doorashada Jubaland | Xuquuqda Sawirka: Garowe Online

KISMAAYO, Jubbaland - Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyey isbedel lagu sameeyay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxtooyada maamulkan.

Sidda ku xusan war qoraal ah oo Arbacada maanta ah kasoo baxay Guddiga, gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa loo coddeyn doonaa 17-ka bishan August 2019.

Si lamid ah bayaanka oo nuqul kamid ah uu helay warsidaha Garowe Online ayaa lagu bidhaamiyay in madaxweynaha ay Xildhibaanada dooran doonan 19-ka bishan.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

GAROWE ONLINE

Wararkii ugu dambeeyey