Ra’iisul wasaaraha Sweden oo u jawaabay hogaamiye xisbi oo ku baaqay in la dumiyo masaajidda

Image

STOCKHOLM (GO) - Ra'iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristersson ayaa dhaleeceeyay hogaamiyaha xisbiga midigta fog Jimmie Åkesson, kaasoo ku baaqay in la dumiyo dhammaan masaajidada ku yaala Sweden.

Jimmie Åkesson oo Sabtidii kudbad ka jeedinayey shirweynihii sannadlaha ahaa ee xisbigiisa ayaa yiri:

“Waa in aan bilownaa in aan dumino masaajidda kuwa ka soo horjeeda dimuqraadiga, Sweden, iyo Yuhuudda.

Isagoo ka jawaabaya hadalka Åkesson, Ra'iisul wasaaraha ayaa yiri, "Waxay ila tahay ixtiraam darro oo lagu xumeyno Sumcada ay Sweden ku leaadahay caalamka”.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Sacuudiga oo hab cusub ku dhoofinaya shidaalka kadib cadaadiska Hormuz iyo Bab al-Mandab

Markab Sacuudigu leeyahay ayaa shidaalka kasoo qaada dekedaha Khaliijka, kadibna…

  • Caalamka

    19-09-2026

  • 08:00AM

Kuuriyada Waqooyi oo diiday go’aan ka dhan ah barnaamijkeeda nukliyeerka

Wasaaradda ayaa Sabtidii sheegtay in Kuuriyada Waqooyi ay weligeed ahaan doonto quwad nukliyeer ah.

  • Caalamka

    19-09-2026

  • 05:18AM