Camey, Saadiq Garaad iyo Cabdijamal oo cabasho la gudbiyey beelaha Somaliland ee ku sugan Muqdishu [AKHRI]

Image

MUQDISHO, Somalia- Madaxweynaha Puntland, ku xigeenkiisa iyo wafti ay hogaaminayaan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sida warsidaha Garowe  Online horey u shaciyey halka ka akhri  qayb ka ah cabasho beelaha ka soo jeeda gobolada Somaliland ku doonayaan in korirsiimo loogu sameeyo aqalka sare ee Barlamanka Somalia.

Qoraalkaan oo ay ka muuqdaan saxiixyada  Madaxweyne ku xigeenka Puntland Xildhibaan Saadiq Garaad iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdijamal ayaa waxaa ku xusan in beelaha ka soo jeeda gobolada Woqooyi- Somaliland ka dalbanayaan madaxda madasha iyo beesha caalamka in loo kordhiyo tirada xildhibanada aqalka sare ee Somalia.

Codsigaan loo gudbiyey beesha caalamka ayaa lagu xusey in ogolaanshaha soo jeedintaan tahay mida kaliya oo dib loogu soo celin karo midnimada Somalia.

Halkaan ka akhri qoraalka Madaxweyne ku xigeenka iyo Xildhibaan Saadiq ku saxiixan yihiin. 

Related Articles

Ciidamada Puntland oo burcad-badeed ka badbaadiyey markab shidaal siday

Sida wararku sheegayaan, burcad-badeeddu waxay dalbanayeen madax-furasho dhan $3 milyan si ay u sii daayaan markabka.

  • Puntland

    29-09-2026

  • 12:18PM

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM