Deni oo guddi u saarey wadahadalka federaaleynta dalka

Image
Garowe Online ayaa fahansan in khilaafka madaxweynaha Puntland iyo Villa Soomaaliya ay qeybtood yihiin kuwa shaqsi ah.

GAROWE, Puntland - Madaxweynaha muddo xileedkiisa sanadka uga hartey Deni ayaa magacaabay guddi uu sheegay in ay galayaan wada-xaajoodka arrimaha federaaleynta dalka.

Talaabadan ayaa imaanaysa xilli Puntland sheegtey iney dowladda federaalka ay isku khilaafeen kala xadeynta awoodaha federaalka iyo daadejinta gasoorka dalka.

Ilol-wareedyo xog-ogaal ayaa u sheegay warsidaha Garowe Online in khilaafka madaxweynaha Puntland iyo Madaxtooyadda Soomaaliya ay  qaybtood yihiin dalabyo shaqsi ah.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADDA

Guddiga Goleyaasha Dowladda

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye
2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen
3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin
4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin
5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin
6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin
7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin
8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin
9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin
10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin
11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin
12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin
13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye
2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen
3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin
4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin
5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin
6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin
7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin
8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin
9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

GAROWE ONLINE

Related Articles

Geerida Xaawo Aadan Cameey: Haldoor taariikh ku reebtay waxbarashada gabdhaha Soomaaliya

Marxuumad Xaawo waxay ahayd aasaasihii iyo agaasimihii Xarunta Waxbarashada Gaalkacyo…

  • Puntland

    14-09-2026

  • 10:12AM

Burcad-badeeda oo sii daayay markab iyo 17 shaqaale ah kadib bixinta madax-furasho

Waxaa ka mid ahaa laba dooni oo kalluumeysi oo laga leeyahay Iran iyo markabka MV Lutuf, oo ka babanayay calanka Cameroon.

  • Puntland

    13-09-2026

  • 06:52AM