Golaha wasiirada Puntland oo ka hadlay ahmiyada Dastuurka Federaalka

Image

GAROWE- Kulan golaha wasiirada Puntland oo kulankoodii Khamiis-lahaa manata isugu yimid ayaa ka hadlay muhiimada Dastuurka Federaalka KMG dhameytirkiisu yahay mid shaqadiisu u taal dowlada Federaalka Somalia.

Kulankaan ayaa loogu yeerey in dhameyatirka Dastuurka KMG ah lagu jiro in dowlada Federaalka si aaminaad ku jirto uga qayb galiso maamulada kamid ah dowlada Federalka Somalia.

Hadalka golaha wasiirada Puntland ayaa yimid maalin kadib markii warsidaha GO shacaiyey Inuu socdo barnaamij heshiis ay ku yihiin gudoomiyaha Aqalka golaha shacabka iyo wasiirka Dastuurka Federaalka ah kaas ay qorsheynayaan in afti kooban loo qaado Dastuurka Federalka KMG ah.Halkaan ka akhri

Dhinaca kale waracafadeedka golaha wasiirada Puntland ayaa lagaga hadlay dagaalkii Af-urur iyadoo xukuumada sheegtey iney isaga filan tahay iska difaaca Al shabaab.

Halkaan ka akhri warsaxafadeedka golaha xukuumada dowlada Federaalka ah.

 

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM