Natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee PL oo la shaaciyey

Image
Image

July 4, 2015 (GO)- Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee sanad-dugsiyeedkii 2014/2015 laga qaaday ardeyda wax ka barta dugsiya sare ee Puntland.

Natiijada waxaa lagu shaciyey kulan ka dhacay xarunta wasaaradda ee Garowe, waxaana kasoo qayb galay madaxda ugu sarreysa Wasaaradda Waxabarasahda Puntland, xubno metelayey Daladda Waxbarashada Ahliga ee PEN iyo qaar kamid ah maamuleyaasha dugsiyada sre ee Puntland.

Tobanka Dugsi ee Ugu Sarreeya Imtixanka

  1. Cumar Samatar Gaalkacyo 78-Arday (A).
  2.  Gambool Garowe 76-Arday (A).
  3.  Imaam Nawaawi Bosaso 47-Arday (A).
  4. Bosaso Public Bosaso 40-Arday (A).
  5.  Imaam Shaafici Bosaso 40-Arday (A).
  6. Al-Waaxa Garowe 32-Arday (A).
  7. Al-Najax Bosaso 31-Arday (A).
  8. Shiikh Cusmaan Qardho 23-Arday (A).
  9.  Al-Muntada Qardho 20-Arday (A).
  10.  Alfurqaan Baran 19-Arday (A).

Tobanka Arday ee Ugu Sareeya Imtixaanka

  1.  Maxamed Faarax Maxamuud Yuusuf Imaami Shaafici Bosaso A 94.79%.
  2. Maxamuud Axmed Yuusuf Xirsi Cumar Binu Cabdulcasiis A 93.36%.
  3. Axmed Ciise Maxamuud Cilmi Gambool Garowe A 93.07
  4.  Xirsi Cabdilaahi Xaashi Xuseen Cumar Samatar Gaalkacyo A 92.21%.
  5. Cabdicasiis Maxamed Cali Yuusuf Imaamu Shaafici Bosaso A 91.50%.
  6. Suldaan Maxamuud Maxamed Jaamac Al-Najax Boosaso A 91.36%.
  7.  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Yuusuf Maxamed AlWaaxa Garowe A 91.29%.
  8.  Cabdiwali Cabdicasiis Jaamac Xuseen Bosaso Public Bosaso A 90.36%.
  9. Maxamed Ducaale Saalax Faarax Al-Najax Bosaso A 90.71%.
  10. Cabdilaahi Maxamed Shiikh Doon-Cali Imaamu Shaafici Bosaso A 90.43%.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasiir Axmed Maclin Fiqi oo jawaab ka helay Puntland

Khilaafkan ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadaallo lagu doonayay in lagu xalliyo murannada ka taagan hannaanka doorashooyinka.

  • Puntland

    01-02-2026

  • 12:41PM

Madaxweyne Deni oo Caddeeyay Mowqifka Puntland ee ku Aaddan Xaaladda Dalka iyo Arrinta Midnimada

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in sababta Puntland loo aasaasay ay ahayd in ay jirto…

  • Puntland

    12-01-2026

  • 05:46AM