Shirka Golaha Wasiirada dowlada Puntland [ Dhageyso Afhayeenka]

Image

GAROWE Feb 27,2015 ( GO)- Kulankaan oo Khamiislle ah ayaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira amniga, tahriibta iyo dhaqaalaha.

Afhayeenka dowlada Puntland ayaa warsidaha Radio Garowe uga waramey qodobada looga hadlay.

GAROWEONLINE

Related Articles

Deni: Dalal Shisheeye ayaa doonaya inay Burcad-badeednimada u Adeegsanaya Boobka Khayraadka Puntland

Deni ayaa sidoo kale xusay hawlgalladii hore ee ciidamada badda ee dalalka shisheeye ay ka fuliyeen xeebaha Soomaaliya.

  • Puntland

    31-08-2026

  • 06:09AM

Dhulgariir cabbirkiisu yahay 6.0 oo ka dhacay xeebaha Puntland

Wasiirku wuxuu intaas ku daray in dadka dhulka ku nool aysan dareemin gariirka, sababo la xiriira fogaanta uu dhulgariirku ka dhacay.

  • Puntland

    30-08-2026

  • 11:53AM