Shirka golaha wasiirada Puntland oo looga xaaladda gobolka Mudug

Image

26 November, 2015(GO)-Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir gudoominayay Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimo ka mid tahay amniga Puntland, xaaladda gobolka Mudug iyo qaabkii loo samayn lahaa ciidan deegaan.

Golaha wasiirrada Puntland,ayaa sheegay in xukuumadda ka go'antahay qaabkii loo difaaci lahaa shacabka ku dhaqan gobolka Mudug oo maalmahan ka taagnayd colaad u dhaxaysa maamullada Puntland iyo Galmdug, taasoo ka dhalatay waddo la dhisi lahaa.

Shirka, waxaa sidoo kale lagu sheegay in maamulka Puntland soo dhaweynayo dhammaan dadaalada nabadeed iyo wixii meesha ka saaraya khilaafka gobolka ka jira.

Hoos ka akhriso qoraalka shirkii golaha wasiirrada Puntland oo faah-faahsan

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM