​Taliyihii hore ciidanka Booliska Puntland oo geeriyooday

Image

GAROWE, Puntland- Taliyihii hore ciidanka Booliiska Puntland Sareeyo Guuto Xirsi Siciid Faarax ayaa ku geeriyooday magaalada Hargaysa sida lagu xaqiijiyay qoraal tacsi ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Puntland.

Qoraalkaas ayaa tacsi loogu diray ehelkii uu ka geeriyooday Taliyaha iyo dhammaan shacabka Puntland.

Taliyaha dhintay ayaa arrimo caafimaad u aaday magaalada Hargaysa ka hor geeridiisa.

Related Articles

Puntland oo Xasan Sheekh ku Eedeysay Kicin Colaadeed 

Puntland ayaa sheegtay in safarkaasi yahay isku day lagu abuuri karo “fidno iyo colaad” ka dhacda Galkayo.

  • Puntland

    14-08-2026

  • 11:36AM

Deni oo Gaalkacyo gaaray xilli Puntland adkeyneyso gacan-ku-haynta amniga

Booqashada Deni ee Gaalkacyo ayaa sidaas darteed si dhow loola socdaa, iyadoo laga filayo inuu qiimeeyo xaaladda amni.

  • Puntland

    08-08-2026

  • 05:38AM