21 xildhibaan oo guddoonka barlamanka PL ka dalbadey kulan deg deg ah

Image

May 12, 2015 (GO)- Kow iyo labaatan xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa usoo gudbiyey guddoonka barlamaanka qoraal ay kaga dalbanayaan in barlamanku yeesho kulan deg deg ah kahor inta aan la gaarin bisha June 15-keeda, markaasoo uu furmi doono kal-fadhiga 35-aad ee golaha wakiilladu.

Xildhibaannada ayaa dalbanaya in laga wada tashado xaaladaha ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Puntland oo sida ay ku doodayaan xilligan meel xun maraya.

Qoraalka maanta loo gudbiyey guddoonka barlamanka oo nuqul kamid ahi soo gaarey Garowe Online ayaa u qornaa sidan:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasiir Axmed Maclin Fiqi oo jawaab ka helay Puntland

Khilaafkan ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadaallo lagu doonayay in lagu xalliyo murannada ka taagan hannaanka doorashooyinka.

  • Puntland

    01-02-2026

  • 12:41PM

Madaxweyne Deni oo Caddeeyay Mowqifka Puntland ee ku Aaddan Xaaladda Dalka iyo Arrinta Midnimada

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in sababta Puntland loo aasaasay ay ahayd in ay jirto…

  • Puntland

    12-01-2026

  • 05:46AM