Ahlu Sunna oo muddeysay doorashada madaxtinimada Galmudug

Image

DHUUSAMAREEB, Galmudug - Hogaanka Ahlu Sunna oo soo saarey jadwal doorasho ayaa shaaciyey in ay madaxweyne iyo ku xigeen dooran doonan 5-ta bisha Febraayo ee sanadkan 2020-ka.

Tani ayaa qeyb ka ah culeysyada kusoo kordhay doorashooyinka Galmudug oo uu hareeyay khilaaf markii dowladda Soomaaliya lagu eedeeyay "afduub iyo boob ay ku wado geedi u socodka coddeynta.

Hoos ka akhriso jadwalka Ahlu Sunna

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM

Xamse Cabdi Barre oo Al-Shabaab Usoo Bandhigay Wadahadal Shuruud ku xiran

Wuxuu sheegay in dowladda mar walba diyaar u tahay wada-hadal haddii Al-Shabaab ay qaaddo tallaabo dhab ah oo ku wajahan wadahadalka.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 01:52PM