Baarlamaanka Jubaland oo cimriga u dheereeyay xilheynya Axmed Madoobe

Image
Axmed Madoobe ayaa maamulka Jubaland Madaxweyne ka yahay tan iyo aas-aaskeedii.

KISMAAYO, Jubaland - Xildhibaanada Jubaland ayaa u codeeyay in meesha laga saaro qodobka 70aad ee Dastuurka maamulkaas oo Madaxweynaha u diidayay inuu wax ka badan 2 jeer isku soo sharaxo xilka Madaxweynaha.

Waxay sidoo kale Xildhibaanada meel-mariyeen in mudo-xileedka Axmed Madoobe noqdo 5 sano, halka markii hore ahaa 4 sano, wuxuuna u tartami karaa xafiiska marwalba.

Axmed Madoobe ayaa Jubaland Madaxweyne ka yahay tan iyo aas-aaskeedii.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Xamse Cabdi Barre oo Al-Shabaab Usoo Bandhigay Wadahadal Shuruud ku xiran

Wuxuu sheegay in dowladda mar walba diyaar u tahay wada-hadal haddii Al-Shabaab ay qaaddo tallaabo dhab ah oo ku wajahan wadahadalka.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 01:52PM

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM