Doorashadda madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la muddeeyay

Image
Is-fahamkan ayaa kasoo baxay wadahadaladii ka socdey Baydhabo tan iyo bishii hore ee Janaayo, 2023.

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Heshiis rasmi ah ayaa waxaa laga gaarey murankii ka taagnaa doorashadda madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, sidda ku cad war-murtiyeed kasoo baxay wadahadaladii socdey.

Wadahadalada oo uu garwadeen ka ahaa madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose, Aadan Madoobe, ayaa socdey tan iyo bishii hore ee Janaayo, 2023.

Labada qodob ee ugu muhiimsan war-murtiyeedka ayaa kala ah;

In ay odayaasha dhaqanka beelaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ay soo xulaan mudada u dhaxeysa bisha Novembar 2023-ka ilaa bisha Decembar 2023 xubnaha Golaha Wakiiladda ee Baarlamaanka KGS iyaga o la tashanaya beelahooda si waaqsan Qodobka 37aad farqadda 3aad Dastuurka KG

In doorashada guddoonka golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo doorashada madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaaliya la qabto inta lagu guda jiro bisha Janaayo 2024.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

https://scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/329518969_908777496924990_7873187830082094314_n.jpg?_nc_cat=106&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=heUF24iZ6SsAX-diHOC&_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&oh=00_AfA19HBPzRjScOAruUBel-S-cjn1EdF4V_PpR8DtptLu7w&oe=63E41168

https://scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/329342962_724415372409513_5928213712478142645_n.jpg?_nc_cat=102&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=XY2umoMy-1YAX-UCyoR&_nc_oc=AQmaCw_z66AgKZsAHIelZKd8hpF7J0hM-FJ-8K-FI8WWFZi9QMecHdw7VQHSCL3o1FI&_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&oh=00_AfBBF3KZt2W93aOF09_Ruty8fNlE5LnsRM1Un3y9-bkMWw&oe=63E3B764

https://scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/329342991_1216212249330813_5670699322015978718_n.jpg?_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=EDAsx3-e82UAX-G__A9&_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&oh=00_AfC88UaSqyFbwg0HmIr7KUJNLdPYZEbBfG3nyUQXMEF2Sg&oe=63E4C44E

GAROWE ONLINE

Related Articles

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM