Guddi loo magacaabay maamul dhisida dowlad goboleedka Galmudug

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug oo ka kooban 13 xubnood.

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Xaaf oo soo dhaweeyay ayaa xusay in ay qeyb ka ahaayeen dhismaha guddigan, kalana shaqeyn doonaan wasaaradda dhameystirka dhismaha Galmudug mideysan.

Hoos ka akhriso magacyadda xubnaha guddiga

GAROWE ONLINE

Related Articles

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM