Guddiga doorashada gudoonka aqalka hoose ee Barlamanka Somalia oo gooyey waqtiga codbixinta

Image

MUQDISHU, Somalia- Kulan maanta isugu yimaadeen guddiga doorashada gudoonka aqalka hoose ee Barlamanka Federaalka Somalia ayaa waxay ku soo gudbiyeen waqtiga la qabanayo doorashooyinka gudoomiyaha iyo ku xigeenadiisa.

Guddiga doorashada oo iska sii xuley guddi hoosaadyo ayaa soo gudbiyey shax ay ku Qoran tahay taariikhaha la qabanayo araajida, musharaxiinta khudbada akhriyayaan iyo xiliga doorashada gudoonka iyo ku xigeenadiisu dhaceyso.

Halkaan ka akhri qoraal guddiga doorashada soo saarey kulankoodii maanta..

GAROWEONLINE 

Related Articles

Hawlgallo ka Dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:53AM

Xildhibaano iska casilay Baarlamaanka Maamulka fadhiya Laascaanood 

Wuxuu sheegay in sababta ay u qaateen go’aanka is-casilaadda ay tahay iyagoo aaminsan in maamulka uu ka leexday ujeeddadii loo dhisay.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:21AM