Guddiga doorashadda madaxweynaha Galmudug oo la magacaabay

Image

DHUUSAMAREEB, Galmudug - Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa maanta oo Axad ah ku dhawaaqay in guddi ka kooban 13 xubnood ay maamuli doonan doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka.

Guddigan la magacaabay ayaa soo saari doona habraaca coddeynta oo ay ku cad yihiin shuruudaha murashaxiinta laga doonayo in waqtiga ay qabsoomeyso doorashada oo dib-u-dhacyo ay hareeyeen.

Hoos ka akhriso magacyadda

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM

Xamse Cabdi Barre oo Al-Shabaab Usoo Bandhigay Wadahadal Shuruud ku xiran

Wuxuu sheegay in dowladda mar walba diyaar u tahay wada-hadal haddii Al-Shabaab ay qaaddo tallaabo dhab ah oo ku wajahan wadahadalka.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 01:52PM