Guddiga madaxweyne Xaaf oo soo saarey liis Xildhibaano ah

Image

GAALKACYO, Galmudug – Guddiga uu magacaabay madaxweyne Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] oo fadhigiisu yahay koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa soo saarey liis Xildhibaano oo ka kooban 68 xubin.

Sidda laga soo xigtay qoraal kasoo baxay guddiga, liiskan ayaa ah "mudaneyaasha saxda ah ee baarlamaanka 2aad ee Galmudug". Tani waxay xoojineysaa cabsida laga qabo in maamulku yeesho laba hogaan.

Hoos ka akhriso liiska

No photo description available.

No photo description available.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM

Xamse Cabdi Barre oo Al-Shabaab Usoo Bandhigay Wadahadal Shuruud ku xiran

Wuxuu sheegay in dowladda mar walba diyaar u tahay wada-hadal haddii Al-Shabaab ay qaaddo tallaabo dhab ah oo ku wajahan wadahadalka.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 01:52PM