Jubbaland oo digniin u dirtay dowladda federaalka Soomaaliya

Image

KISMAAYO, Jubbaland - Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa warqad oo u diray Villa Soomaaliya wuxuu kaga digay sii socoshadda talaabooyin cawaaqib xumo keenaya oo ay dowladda federaalka waddo.

Warqadda oo uu helay warsidaha Garowe Online ayaa waxaa lagu fahfaahiyey go'aanka uu maamulka Jubbaland ku qaadacay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhriso bayaanka

GAROWE ONLINE

Related Articles

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dilay shan ka mid ah shaqaalihii markab laga soo furtay

Ciidamada Booliska Badda Puntland ayaa sheegay in markabka uu hadda ammaan ku jiro, isla markaana uu gacanta ugu jiro dowladda.

  • Soomaliya

    30-09-2026

  • 06:13AM

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo xarunteeda Garowe ka hirgelisay ceel-biyood cusub

Wuxuu sheegay in muddo kooban oo ay xafiiska joogeen ay ku dadaaleen sidii xarunta dhexe loogu heli lahaa ceel-biyood u gaar ah.

  • Soomaliya

    27-09-2026

  • 07:53PM