Madasha oo ka hadashay Shirka Dhuusamareeb, baaqna u dirtay DF

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saarey maanta War-saxaafadeed ay kusoo dhaweeneysay Shirka Dowlad Goboleedyada Dalka uga furmaya 9-ka bisha Magaalada Dhuusamareeb.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Madasha ay ka xun tahay baaqashada Kulankii Farmaajo iclaamiyay bishii lasoo dhaafay ee lagu filayay inuu ka furmo Muqdisho 5ta July, waxaana taasi ku tilmaantay mid muujinaysa fashilka hogaanka dalka.

"Ka maqnaashaha hogaanka dalka ee Shirka Dhuusamareeb waxay muujinaysaa ifafaallo aan wanaagsanayn," ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka MXQ, oo nuqal kamid ah lasoo gaarsiiyay Garowe Online.

WAR-SAXAAFADEEDKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM