​Murashaxiinta oo Su'aalo lagu waydiinayo Dood Furan

Image

MUQDISHU, Somalia- Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Somalia ayaa ka qeybgalaya Barnaamijka Dood Furan oo Toos looga tebinayo Warbaahinta, taasi oo su'aalo lagu waydiinayo.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Barnaamijka Doodda-Furan ee Murshaxiinta ay tahay diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee Doorashada.

Jadwalka 23-ka Murashaxiinta ka qeybgalaysa Doodda;

Gelinka Hore:

1.       Axmed Maxamed Cabdi

2.       Zakariye Maxamed Xaaji Xabdi

3.       Bashiir Raage Shiraar

4.       Jibril Ibraahim Cabdulle

5.       Saciid Cabdulahi Deni

6.       Dr. Saciid Ciise Maxamud

7.       Sharif Sheekh Axmed

8.       Cabdinasir Cabdulle Maxamed

9.       Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame

10.   Cabdiraxmaan Maxamud Maxamed Faroole

11.   Cabdulahi Cali Axmed(Cadow Cali Gees)

Gelinka Dambe:

1.       Cabdulahi Ciilmooge Xirsi

2.       Cabdulqadir Cosoble Cali

3.       Cali Xaaji Warsame

4.       Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke

5.       Dr. Maxamud Maxamed Culusow

6.       Maxamed Axmed Jabarti

7.       Maxamed Cabdulahi Farmaajo

8.       Maxamed Cali Nuur-Ameeriko.

9.       Maxamud Axmed Nuur Tarsan.

10.   Maxamed Cabdirisaq

11.   Xasan Sheekh Maxamud

12.   Xaaji Maxamed Yasin.

GAROWEONLINE

Related Articles

Hawlgallo ka Dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:53AM

Xildhibaano iska casilay Baarlamaanka Maamulka fadhiya Laascaanood 

Wuxuu sheegay in sababta ay u qaateen go’aanka is-casilaadda ay tahay iyagoo aaminsan in maamulka uu ka leexday ujeeddadii loo dhisay.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:21AM