Mursal oo baaq 5 qodob ka kooban kasoo saarey xariga Roobow iyo Doorashada KG

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Gollaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta ku qabtey Hotel-ka uu ka degan yahay Muqdisho Shir jaraa'id oo uu kaga hadlay xariga Mukhataar Roobow iyo Doorashada Koonfur Galbeed.

HALKAN KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA MURSAL:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM

Sagaal Soomaali ah oo laga masaafuriyey Mareykanka, loona soo celiyey Soomaaliya

Xaaskiisa ayaa sheegtay in masaafurintiisu ay qoyska ku keentay kala fogaansho, maadaama uu leeyahay laba carruur ah oo ku nool Mareykanka.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 04:51AM