OGEYSIIS MUHIIM AH: Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Telecom [HTSP]

Image
Image

Muqdisho, Soomaaliya - Hormuud Salaam Foundation waxay ogeysiinaysaa Ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ,gaar ahaan sanad dugsiyeedka 2018/2019 & 2019 /2020 in la qaadi doono Imtixaankii lagu codsanayey Deeqda Waxbarasho ee sanadlaha ah ee shirkada Hormuud Telecom.

Imtixaanka waxaa la qaadi doonaa 4 & 5 August 2020, wuxuuna ka dhici doonaa Xarunta Jaamacada Hormuud ee Buulo Xuubeey.

Halkan hoose ka akhriso Ogeysiiska:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM