RW Khayre oo hoos u dhigay awoodda Wasiiradiisa [Akhri Sababta]

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa soo saarey wareegto cusub, oo uu wasiiradiisa uga mamnuucay inay xilka qaadis ku sameeyaan Xoghaye-yaasha joogtada ah iyo Agaasiimiyaasha Guud ee Wasaaradaha.

Go'aankan oo la ogeysiiyay Madaxweyne Farmaajo, ayaa lagu cadeeyay in wasiirada uusan awood u lahayn inuu xilka ka qaado Agaasiime ama Xoghaye isagoo aan kusoo wargelin ama laga yashan Ra'iisul Wasaaraha.

Tallaaban ayaa soo afjarayso xilka qaadis joogto ah oo Wasiiradda ku sameyn jireen Xoghaye-yaasha iyo Agaasiimiyaasha markii ay is qabtaan, iyadoo ay ugu dambeysay xilka qaadistii uu Wasiirka Ganacsiga Cabdi Xayir Maareeye ku sameeyay Agaasiimihiisa.

HOOS KA AKHRI WAREEGTADA KHAYRE:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Mareykanka oo ka digay suurtagalnimada in Xuutiyiintu saldhig ka samaystaan Soomaaliya

Warbixinta ma aysan sheegin tirada diyaaradaha la wareejinayo ama waqtiga rasmiga ah ee dib-u-dejintoodu dhaceyso.

  • Soomaliya

    10-10-2026

  • 09:34AM

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM