Khudbadii Farmaajo ee furitaanka kal-fadhiga 5aad Gollaha Shacabka

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah u furmay kal-fadhiga 5aad ee Gollaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Xafladda oo si wayn loosoo agaasimay ayaa waxaa ka qaybgalay marti sharaf kala duwan oo isugu jira; xubno ka soca baarlamaanada maamulada, wakiilada beesha caalamkau fadhiga Muqdisho iyo saraakiil ciidan.

Madaxda ugu sareysa dalka, sida Madaxwaynaha, ra'iisul wasaare Khayre, afhayeenka Aqalka Hoose iyo xubno kale ayaa si lamid ah kasoo muuqday hoolka.

Madaxwayne Farmaajo oo halkaasi khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaalada dalka gaar ahaan amaanka, khilaafka labada Golle iyo dagaalka Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Related Articles

Dowladda Puntland oo warka soo saartay Xaaladda Soomaaliya

Goluhu wuxuu ansixiyey Siyaasadda daboolida kharashaadka Adeegyada Caafimaadka - oo Golaha ay usoo gudbisay Wasaraadda Caafimaadka.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 11:58AM

Villa Somalia oo go'aan ka gaartay qofka noqonaya Madaxweynaha xiga ee Koonfur Galbeed

Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa mid si weyn u beddeli doona jihada siyaasadeed iyo nabadgelyo ee Koonfur Galbeed.

  • Soomaliya

    16-04-2026

  • 05:04AM